What's new
SomaliSpace Forum,News,Videos,Chat and Discussion

Welcome to SomaliSpace forum,Register a free account today to become a member! Once signed in, you'll be able to participate on this site by adding your own topics and posts, as well as connect with other members through your own private inbox!

Wadanka Imaaraatka oo noqday dalkii sadexaad ee carabeed oo aqoonsada dalka Israa'iil

JabHad

CiiseMax'mud
Wadani
Hadaba hadii carabtii oo dhan ay mid mid hoosta israa'iil ugala heshiinayaan tolow inagana maxaa noo diiday?🤔

 

AlFanaan

Muddalood
Wadani
Isreal anaga Somali ahaan wax dhibaato ah weligeed nooma geeysan, waxaan kula talin lahaa dowlada Somali in ay aqoonsato israa'iil oo ka faaiidaysato xiriirka laba dal, carab wax ay nagu soo kordhin karto baa iska yar.👍
 

CagMaDhige

Bihin Yusuf[MJ]
Wadani
Walle Mohamed Ibrahim Xaaji Cigaal wuxuu ah nin wakhtigiisa ka horeeyaa oo waa ogaa in Carabtu ay hoosta Isreal kala shaqeeyaan markii 1994 warqadii tuugsiga u badnayd u Isreal u diray.🤣🤣🤣
 
General chit-chat
Help Users
  • No one is chatting at the moment.
    There are no messages in the chat. Be the first one to say Hi!
    Top