Welcome to SomaliSpace forum,Register a free account today to become a member! Once signed in, you'll be able to participate on this site by adding your own topics and posts, as well as connect with other members through your own private inbox!
Isreal anaga Somali ahaan wax dhibaato ah weligeed nooma geeysan, waxaan kula talin lahaa dowlada Somali in ay aqoonsato israa'iil oo ka faaiidaysato xiriirka laba dal, carab wax ay nagu soo kordhin karto baa iska yar.
Walle Mohamed Ibrahim Xaaji Cigaal wuxuu ah nin wakhtigiisa ka horeeyaa oo waa ogaa in Carabtu ay hoosta Isreal kala shaqeeyaan markii 1994 warqadii tuugsiga u badnayd u Isreal u diray.