What's new
SomaliSpace Forum,News,Videos,Chat and Discussion

Welcome to SomaliSpace forum,Register a free account today to become a member! Once signed in, you'll be able to participate on this site by adding your own topics and posts, as well as connect with other members through your own private inbox!

PSF iyo Ilma Diyaano iyo Madaxweynaha Puntland oo Heeshiis hoosaad Gaaray

NaagNool

Wadani
Wadani
Saraakiil ka tirsan hay’adda PSF ayaa Puntland Post u sheegay in Agaasime Maxamuud Cismaan Diyaan uu xilka wareejin doono

Saraakiishu waxay sheegeen, in uusan weli jirin wax wada-hadal ah oo dhexmaray dowladda iyo Agaasimaha, balse ay jiraan xiriiro dhexmaray isaga iyo Saraakiisha Maraykanka.

Saraakiisha ayaa ka soo xigtay Agaasime Maxamuud Cismaan Diyaano in ay dhammaatay arrintii u dhexaysay isaga iyo dowladda.

Dhinaca kale, qaar kamid ah Isimada oo dhex-dhexaadinayay dowladda iyo PSF ayaa lagu wadaa in ay saacadaha soo socda la kulmaan dhinaca hay’adda PSF.

Isimada ayaa shalay Boosaaso kula kulmay mas’uuliyiinta dowladda, oo ay ku jiraan wasiirka Amniga Cabdisamad Gallan, Taliyaha Daraawiishta Gen. Yaasiin Cumar Dheere iyo Agaasimaha hay’adda Sirdoonka Mukhtaar Jeyte.

Puntland Post
 

Sundus

#Puntland Ku Dayo#
Staff member
Wadani
Dani guulayso hadii cidlaxiraayo dabadhilifka ,dadcunka,matashadaha,dadkiisabaabi,iyaha,dareenlaawaha,dibadwareega,axmaro unacableyah ee Farmaajo.

Hadaba, Xaarmaajo,Somaalida wuu lugooyey oo wakhti xasaasi ah Buu 4 sano garoon baan ranji mariyey Buu la soo Shar taagay😭😂 .

Puntland iyo Deni guulaysta baan oronayaa oo cadowga PL ka shaqeeyo so uusan 4 sano kale isku dir dir iyo hantida dalka oo CBB lagu dherjiyo.
 
General chit-chat
Help Users
  • No one is chatting at the moment.
    There are no messages in the chat. Be the first one to say Hi!
    Top