What's new
SomaliSpace Forum,News,Videos,Chat and Discussion

Welcome to SomaliSpace forum,Register a free account today to become a member! Once signed in, you'll be able to participate on this site by adding your own topics and posts, as well as connect with other members through your own private inbox!

Maxay Khaniisyadu,GaalRaacydu iyo Muqayildu ay Ugu badan yihin Somaliland iyo Isaaqa?

ManaKoobiyo

IdigFacle
Wadani
Maxay Khaniisyadu,GaalRaacydu iyo Muqayildu ay Ugu badan yihin Somaliland iyo Isaaqa?

Muuse biixi cabdi iyo qowlaysatada SNM iyo garacyada iidoorow wali cabdimaalik muuse coldoon Xaqqullaah ayuu idin ku hor istaagay iyo shareecada Al Raxmaanka Al Xayyul Qayyuum ood ku xadgudubteen.

Laakiin waa ku jeesjeesteen oo imisaa la rogay sidiina oo kale kuwo ugu jeesheesay kalaamullaah oo kalmatu Shahada aad sariiraha aad isku dul wastaan gogol uga dhigateen oo taawalo xaarka iyo xaylka aad isaga tirtaan aad ka samaysateen oo meel xun iyo cid kastoo xunba aad shanta ka saartaan.

Hadaba Laangaab eydoorOw, ma xishoonaysaanmiyaawaa idinkan calankii qoomuluutka aad ku dhex qorteen oo caruurta iyo waxmagaradka kula dhex wareegtaan calankeena barakaysan.

Xaggee barakadu joogtaa caro Allaah ayaa haleshaye oo caruurtii hargaysaad ayaa 37 milyan oo doolar maraykana lagaga siistay qoomuluutka iyo gaalada iyo dhilaystayaasha iyo boonaystayaasha aduun weynaha oo culimadii iyo waayeelkii iyo waxgaradkii ahalu cizzo iyo caqliba.


Haddab Qaldaanow,xaqdaro baad Somali uga go'deen sida aad dhahdaan,marka maxaa idin diidayey in aad si fiican oo xaq daro aad dadka martida idin ah iyo xataa ubadkiina sida Cabdu.Maalikooilaahaddamaxmamad lakeenin?

Haddaa,hooyooyinkii caruurta korinayey ee biri magaydada ahaa ayaa xaqdaro xabbis looga buuxshay sababtoo ah sidee calanka qoomuluutka uga hadasheen iyo sidee wax uga oran kartaan qoomuluutka iyo gaalnimada iyo dhilaysiga iyo boonaysiga iyo itiyeeystanimada aan wadano oo dalka keensanay.

War Somalilandneey,yaa qoorahaas idin siiyey aad nooga daba hadli karaysaan oo hanjabaad iyo dil saacad kasta loogu goodiyaa oo culimadii ay snm xirxiratay ayey naagahoodii oo qaaqaawan oo sariirahoodii jiifa saqda dhexe ay ugu dhacaan guryahooda.

SNeeu, sida coldoon halkaas oo ay mujrimiintu haweenkaas muminiinta ah ay sariirahoodii kala soo dageen afooyinkaas sida murwo coldoon taasoo ah waxaan dhaqan iyo diin u ahayn ummadda somaliyeed oo dadkii masaakiinta ahaa dhulkoodii joogay oo ka quwaaxsanaya snm maalin ay ka dhex dhaceen oo kala firdhiyeen sidii ari weer ka dhex dhacay oo tarxiil.

Wuxuu yahay aan cidna aqoon ku masalifiyeen maatadii gobolada waqooyi galbeed ee somaliyeed ka xamaalanaysay oo meeyey calankii barakaysnaa iyo barakada mujrimiintu u sheegayso dadka somaliyeed oo uga sheegayso calanka khaniisiinta ay caruurta iyo caamada ku jaah wareerisay.

Allaah miyey khaldi karaan? Waa may. "Warabbukal ghafuuru durraxmati low yu-akhiduhum bimaa kasabul caj-jala lahumul cadaaba. Bal lahum mowcidul-lan yajiduu min duunihi mow-ilan." Laakiin Allaahiinu waa Kan ugu danbi dhaafka badan oo ka buuxa raxmada. Hadduu isugu yeeri lahaa hal mar si uu u xisaabiyo waxay kasbadeen, bacdayn, run ahaantii, Allaah wuu u dadajin lahaa ciqaabtooda:

Laakin, waxay haystaan wakhtigoodii loo qabtay, kaasoo wakhti ka danbeeya aysan magan galyo lahayn. Quraan (18:58). Siduu Allaah ku yiri Quraankiisa snm iyo garacyada iidoorow ku cayaara Kalmatu Shahada iyo culimada iyo muminiinta ikhyaarta ah oo rag iyo dumarba leh iyo masaakiinta dalkooda ka quwaaxsanaya oo raadsanaya irzaaqadii Allaah uga qoray sidaad idinkuba uga raadsataan oo kale oo fasahaada joojiya oo ka dhawrsada wajiga Allaah kaasoo aad isku dayeysaan maanta inaad ka caraartaan oo ka dhuumataan amase sirtaan.

Laakiin aydan heli doonin sir idin ka fakisa iyo meel aad uga dhuuman karaysaan oo yaan lacag iyo waxaad ismoodsiiseen awood iyo wanaag iyo kibir uusan jahannama guri idiin ka yeelin.

Waa iga talo Hooy, oo ah meesha ugu xun meel qof guri abadana u noqota oo ka tashada intaan noloshihiina mawdku haleelin waayeelna waad u badan tihiin ee xisaabsha wakhtiga idiin hari kara oo marka mawdku yimaado wakhti fisa lagu kororsan ma jirto.
 
General chit-chat
Help Users
  • No one is chatting at the moment.
    There are no messages in the chat. Be the first one to say Hi!
    Top