What's new
SomaliSpace Forum,News,Videos,Chat and Discussion

Welcome to SomaliSpace forum,Register a free account today to become a member! Once signed in, you'll be able to participate on this site by adding your own topics and posts, as well as connect with other members through your own private inbox!

Maadama Dowlada UK & Caalmukuba ay Somaliland U diideen Aqoonsi Maxaa xiga??

Hamdi

Qaxooti
Wadani
Waa su'aal aan Muddo badan aan rabay in aan waydiiyo shacabka Somaliyeed iyo qolyahiina siyaada falaaqeeya.

Hadaba hadii aqoonsigii albaab kasta iyo dal waliba Somaliland u Soo diideen, maxay Dowlada Somaliyeed ay ula fariisan waayeen oo Refruandum looga sameeyn goosadkooda? Waa yaab walahi.

Soddon son iyo ICtiraaf raadis iyo Dowlada baan Nahay dadkii kale e Somaliyeed a waxba ma dhaano caqli ma ahan Isaaqow maxaa idin diidayey in aad dalkiina iyo dadkiina wax la qaybsataan oo cuqdadada yareeysaan?

20211117_1233504529d16506b5cdc6.md.jpg
 

SomalilandRepublic

Wadani
Staff member
Wadani
Somalia waa dad walaan yaa wax ku darsan kara ma qof ka sii walan awelba khaldan bay idinku abaal gudeen hadana nafta haday idin hayan way idinka qaadi lahayeen markaa wax tarayso malaha.

Wada hadalka la sheegaya wana la wada hadalay hadii aduunka idinku xidho wada hadal dee u sheega inaad la hadashen oo shaqayn wayaay mida kale debecsananta joojiya oo tusa dadkan in dagaal wayn idinka dhexeeyo.

Hadaa xitaa markay soo duulaan dagalka ka gungaadhan aduunka wa soo gurman wana idin kala guri lakiin idinka dhowraya iyago idinku soo duulay meewsha ka kacaa nabada cidna wax kugu siin mayso hadiiise raga kugu soo duulaa la dagalaanto sida garoowe waalahay waa la idin vitirafya.

Aduunka hada wuxu arka idinkoo leh walaaaleeheena marka waxa loo haysta inaad jeceshihiin tan kale aan somaliland kula talin lahaa waxa weeye koonfurta iyago idinka badasada jaadki ayaay idinka gudbiyeen inaad dhaman jaaadka cuntan aduunkiiina ka dhaadhiciyeen inaad qaad cun tihiin

Maad isku daydan qaadka inaad joojisan ama aad tidhaahdan laba cisho ha soo galo inta la ilaawayo maalin walaba la cunayo ma waanagsana mida sedexaan xuduudiina soo wada qabta oo yaanay cidi caradeeda idinka maqnaan. Lol
 
General chit-chat
Help Users
  • No one is chatting at the moment.
    There are no messages in the chat. Be the first one to say Hi!
    Top