Dood Caqliyeesan, Saxibada waxa aynu si tageeranimo aysan ku jirin u falanqeneynaa laacibka Shanta jeer noqday xidiga aduunka ee Lionel Messi.
Messi marka loo fiiriyo wax qabadkiisa afartii xili ciyaareed ee laso dhaafay kooxdiisa Barca waxa ay ku hareesay heerka Sami Finalka ama 8-da isaguna xaadir ayuu ahaa waxna ma uusan ka qabanin, marka Kabtan Leo soo lama dhihi karo xidig aan kooxdiisa wax aanan u qabinin xiliga ay u baahan tahay waaye inkastoo koobab ilaa labaatameeyo kabadan uu kula guuleestay.
Fikirkaaga waa inoo muhiim si caqliyeesana ugu soo faaloo adoo mahadsan tageerinimo aysan ku jirin mahadsanidiin.